XOG: Yaa Yidhi Dhaqaale Xumo Ayaa Jirta? – Lacagta Ay Suuqa Geliyeen Kooxaha EPL & Dhamaan Ciyaartoydii Yimid Ama Ka Baxay Koox Walba Xagaagan

Kooxaha Ingiriiska ayaan waxba u ogeyn dhaqaale xumada uu dunida ka abuuray Korona Fayras, waxaana inkasta oo qaarkood aanay lasoo saxeexanin ciyaartoydii qaaliga ahaa ee ay u baahnaayeen, haddana ay kharash gareeyeen lacag aad u badan.

Maalintii ugu dambaysay ee uu suuqa  iibka ciyaartoydu xidhmayay oo shalay ahayd ayaa lacagta ugu badan la bixiyey, waxaana si firfircoon u shaqaystay Manchester United iyo Arsenal oo sameeyey saxeexyo muhiim ahaa.

Chelsea oo ahayd kooxda xagaagan ugu dhaqdhaqaaqa  badnayd dhamaan 20ka kooxood ayaa waxay lasoo saxeexatay Hakim Ziyech, Timo Werner, Kai Havertz, Thiago Silva, Ben Chilwell iyo Edouard Mendy. Liverpool ayaa iyaduna lasoo wareegtay Thiago Alcantara iyo Diogo Jota, halka City ay ku koobnaatay Ferran Torres, Nathan Ake iyo Ruben Dias oo ay xagaagan kusoo kordhisay safkeeda.

Manchester United oo hore u heshay Donny van de Beek ayaa waxay xalay shaacisay saddexda saxeex ee Alex Telles, Amad Diallo iyo Edinson Cavani.

Arsenal ayaa iyaduna saxeexii ugu muhiimsanaa samaysay xalay, waxaanay 50 milyan oo Euro kula soo wareegtay laacibka kubbad-burburiyaha, kubbad-dhismaha ahna madaalaha ah ee Thomas Partey oo ay kala soo wareegtay Atletico Madrid.

Marka la isku geeyo lacagta xagaagan ay kooxaha Premier League, waxay gaadhay £1.2 bilyan oo Gini.

Halkan kaga bogo dhamaan saxeexyadii ay sameeyeen kooxaha Premier League xagaagan iyo ciyaartoydii koox walba u yimid ama ka tegay:

Saxeexyadii shalay (Deadline Day):

Tosin Adarabioyo – Manchester City => Fulham

Facundo Pellistri – Peñarol => Manchester United

Robin Olsen – Roma =>Everton (Amaah)

Thomas Partey – Atletico Madrid => Arsenal (£52.5million)

Lucas Torreira – Arsenal => Atletico Madrid (Amaah)

Sandro Ramirez – Everton => Huesca

Joachim Andersen – Lyon =>Fulham (Amaah)

Theo Walcott – Everton => Southampton (Amaah)

Raphinha – Rennes => Leeds United (£15.2m)

Edinson Cavani – Heshiis Xor ah ayuu ku tegay Manchester United

Aleix Garcia – Manchester City => Dinamo Bucharest

Orjan Nyland – Aston Villa ayaa iska fasaxday

Amad Diallo – Atalanta => Manchester United (£37m

Josh Knight – Leicester => Wycombe Wanderers (Amaah)

Sofiane Boufal – Southampton =>Angers (Bilaash)

Xande Silva –  West Ham => Aris Thessaloniki (Amaah)

Wesley Hoedt – Southampton => Lazio (Amaah)

Chris Smalling – Manchester United => Roma (£18million)

Josh Cullen – West Ham => Anderlecht (£1m)

Jack Wilshere – West Ham ayaa iska fasaxday

Rachid Ghezzal – Leicester => Besiktas (Amaah)

Daniel Grimshaw – Manchester City => Lommel SK (Amaah)

Tiemoue Bakayoko – Chelsea => Napoli (Amaah)

Alex Telles – Porto => Manchester United (£13.5m)

Guido Carrillo – Southampton => Elche (Bilaash)

Matteo Guendouzi – Arsenal => Hertha Berlin (Amaah)

Ruben Vinagre – Wolves => Olympiacos (Amaah)

Christoph Klarer – Southampton => Fortuna Dusseldorf

Dan Ballard – Arsenal => Blackpool (Amaah)

Alex Cochrane – Brighton => Royale Union Saint-Gilloise (Amaah)

Ryan Sessegnon – Tottenham Hotspur => Hoffenheim (Amaah)

Ben Godfrey – Norwich City => Everton (£20m)

AKHRISO DHAMAAN SAXEEXYADA CIYAARTOYDA YIMID AMA KA BAXAY KOOX WALBA INTII SUUQU FURNAA

Arsenal

YIMID

Willian (Chelsea) Bilaash

George Lewis (Fram Larvik)

Tim Akinola (Huddersfield) Bilaash

Salah-Eddine (Feyenoord) Bilaash

Jonathan Dinzeyi (Spurs)

Pablo Mari (Flamengo)

Cedric Soares (Southampton)

Gabriel (Lille)

Dani Ceballos (Real Madrid)  – Amaah

Alex Runarsson (Dijon)

Thomas Partey (Atletico Madrid)

KA TEGAY

Tobi Omole (Lasii daayay)

Matthew Dennis (Lasii daayay)

Dinos Mavropanos (Stuttgart)  – Amaah

Zech Medley (Gillingham)  – Amaah

Zak Swanson (Maastricht)  – Amaah

Trae Coyle (Gillingham)  – Amaah

Matt Smith (Swindon Town)  – Amaah

Jordi Osei-Tutu (Cardiff City)  – Amaah

Sam Greenwood (Leeds)

Henrikh Mkhitaryan (Roma)

Ben Sheaf (Coventry)  – Amaah

Tyreece John-Jules (Doncaster Rovers)  – Amaah

Emiliano Martinez (Aston Villa)

Mark McGuinness (Ipswich)  – Amaah

Dan Ballard (Blackpool)  – Amaah

Matteo Guendouzi (Hertha Berlin)  – Amaah

Lucas Torreira (Atletico Madrid)  – Amaah

Aston Villa

YIMID

Matty Cash (Nott’m Forest)

Ollie Watkins (Brentford)

Emiliano Martinez (Arsenal)

Bertrand Traore (Lyon)

Ross Barkley (Chelsea)  – Amaah

KA TEGAY

Ross McCormack (Lasii daayay)

Callum O’Hare (Lasii daayay)

Jack Birch (Lasii daayay)

Anton Hooper (Lasii daayay)

Colin Odutayo (Lasii daayay)

Dimitri Sea (Lasii daayay)

Jamie Searle (Lasii daayay)

Matija Sarkic (Wolves) Bilaash

James Chester (Stoke) Bilaash

Indiana Vassilev (Burton)  – Amaah

Mbwana Samatta (Fenerbahce)

Jota (Lasii daayay)

Orjan Nyland (Lasii daayay)

Brighton & Hove Albion

YIMID

Jensen Weir (Wigan)

Adam Lallana (Liverpool) Bilaash

Joel Veltman (Ajax)

Lars Dendoncker (Club Brugge)

Jan Paul van Hecke (NAC Breda)

Ulrick Eneme Ella (Amiens)

Reda Khadra (Borussia Dortmund)

Andi Zeqiri (Lausanne-Sport)

KA TEGAY


Leon Balogun (Wigan)

Archie Davies (Lasii daayay)

Lewis Bilaashstone (Lasii daayay)

George Cox (Fortuna Sittard)

Anthony Knockaert (Fulham)

Beram Kayal (Lasii daayay)

Percy Tau (Anderlecht)  – Amaah

Jan Mlakar (Maribor)  – Amaah

Warren O’Hora (MK Dons)  – Amaah

Taylor Richards (Doncaster)  – Amaah

Martin Montoya (Real Betis)

Matt Clarke (Derby)  – Amaah

Ryan Longman (AFC Wimbledon)  – Amaah

Leo Ostigard (Coventry)  – Amaah

Aaron Mooy (Shanghai SIPG)

Glenn Murray (Watford)  – Amaah

Shane Duffy (Celtic)  – Amaah

David Button (West Brom)

Jan Paul van Hecke (Heerenveen)  – Amaah

Dale Stephens (Burnley)

Viktor Gyökeres (Swansea)  – Amaah

Alex Cochrane (Royale Union Saint-Gilloise)  – Amaah

Burnley

YIMID

Will Norris (Wolves)

Marc Richter (Augsburg)

Will Rickard (Free)

Marcel Elva-Fountaine (Reading)

Connor Barrett (Leicester)

Ismaila Diallo (Arsenal)

Dale Stephens (Brighton)

KA TEGAY

Joe Hart (Spurs) Bilaash

Jeff Hendrick (Newcastle) Bilaash

Adam Legzdins (Lasii daayay)

Aaron Lennon (Lasii daayay)

Oliver Younger (Lasii daayay)

Scott Wilson (Lasii daayay)

Joel Senior (Lasii daayay)

Ryan Cooney (Morecambe)  – Amaah

Adam Phillips (Morecambe)  – Amaah

Jordan Cropper (Chesterfield)  – Amaah

Ben Gibson (Norwich City)  – Amaah

Aiden O’Neill (Melbourne City)

Chelsea

YIMID

Timo Werner (RB Leipzig)

Hakim Ziyech (Ajax)

Ben Chilwell (Leicester)

Malang Sarr (Nice)

Thiago Silva (PSG) Bilaash

Kai Havertz (Bayer Leverkusen)

Edouard Mendy (Rennes)

KA TEGAY

Josh Grant (Lasii daayay)

Marcel Lavinier (Lasii daayay)

Richard Nartey (Lasii daayay)

Pedro (Lasii daayay)

Willian (Arsenal) Bilaash

Danilo Pantic (Cukaricki)  – Amaah

Jacob Maddox (Vitoria)

Jamie Cumming (Stevenage)  – Amaah

Trevoh Chalobah (Lorient)  – Amaah

Armando Broja (Vitesse)  – Amaah

Tariq Uwakwe (Accrington Stanley)  – Amaah

Ethan Ampadu (Sheff Utd)  – Amaah

Kenedy (Granada)  – Amaah

Michy Batshuayi (Crystal Palace)  – Amaah

Conor Gallagher (West Brom)  – Amaah

Lewis Baker (Trabzonspor)  – Amaah

Davide Zappacosta (Genoa)  – Amaah

Luke McCormick (Bristol Rovers)  – Amaah

Ross Barkley (Aston Villa)  – Amaah

Jon Russell (Accrington)  – Amaah

Matt Miazga (Anderlecht)  – Amaah

Tiemoue Bakayoko (Napoli)  – Amaah

Crystal Palace

YIMID

Nathan Ferguson (West Brom) Bilaash

Jake Giddings (Free)

Eberechi Eze (QPR)

Michy Batshuayi (Chelsea)  – Amaah

KA TEGAY

 Kian Flanagan (Lasii daayay)

Dion-Curtis Henry (Lasii daayay)

Daniel Tupper (Lasii daayay)

Alexander Sorloth (RB Leipzig)

Everton

YIMID

Niels Nkounkou (Marseille) Bilaash

Allan (Napoli)

James Rodriguez (Real Madrid)

Abdoulaye Doucoure (Watford)

Ben Godfrey (Norwich)

Robin Olsen (Roma)  – Amaah

KA TEGAY

Morgan Feeney (Lasii daayay)

Alexander Denny (Lasii daayay)

Matthew Foulds (Lasii daayay)

Luke Garbutt (Lasii daayay)

Manasse Mampala (Lasii daayay)

Korede Adedoyin (Lasii daayay)

Oumar Niasse (Lasii daayay)

Cuco Martina (Lasii daayay)

Morgan Schneiderlin (Nice)

Leighton Baines (Retired)

Maarten Stekelenburg (Ajax) Bilaash

Nathangelo Markelo (Twente)  – Amaah

Kieran Dowell (Norwich City)

Lewis Gibson (Reading)  – Amaah

Dennis Adeniran (Wycombe Wanderers)  – Amaah

Moise Kean (PSG)  – Amaah

Sandro Ramirez (Huesca)

Fulham

YIMID

Antonee Robinson (Wigan)

Mario Lemina (Southampton)  – Amaah

Harrison Reed (Southampton)

Alphonse Areola (Paris Saint-Germain)  – Amaah

Kenny Tete (Lyon)

Ola Aina (Torino)  – Amaah

Ademola Lookman (RB Leipzig)  – Amaah

Joachim Andersen (Lyon)  – Amaah

Tosin Adarabioyo (Manchester City)

KA TEGAY

Cody Drameh (Leeds)

Marlon Fossey (Shrewsbury Town)  – Amaah

Jordan Archer (Lasii daayay)

Zico Asare (Lasii daayay)

Tristan Cover (Lasii daayay)

Magnus Norman (Lasii daayay)

Nicolas Santos Clase (Lasii daayay)

Toni Stahl (Lasii daayay)

Cameron Thompson (Lasii daayay)

Ben Tricker (Lasii daayay)

Luca de la Torre (Lasii daayay)

Matt O’Riley (Lasii daayay)

Alfie Mawson (Bristol City)  – Amaah

Steven Sessegnon (Bristol City)  – Amaah

Marcus Bettinelli (Middlesbrough)  – Amaah

Jerome Opoku (Plymouth Argyle)  – Amaah

Leeds United

YIMID

Helder Costa (Wolves)

Illan Meslier (Lorient)

Jack Harrison (Man City)  – Amaah

Joe Gelhardt (Wigan)

Cody Drameh (Fulham)

Sam Greenwood (Arsenal)

Rodrigo Moreno (Valencia)

Robin Koch (Freiburg)

Crysencio Summerville (Feyenoord)

Diego Llorente (Real Sociedad)

Raphinha (Rennes)

KA TEGAY

Ryan Edmondson (Aberdeen)  – Amaah

Kun Temenuzhkov (Real Union)  – Amaah

Jordan Stevens (Swindon)  – Amaah

Alfie McCalmont (Oldham)  – Amaah

Bryce Hosannah (Bradford)  – Amaah

Leicester

YIMID

Timothy Castagne (Atalanta)

Cengiz Under (Roma)  – Amaah

Wesley Fofana (Saint-Etienne)

KA TEGAY

Calvin Bassey (Rangers)

Viktor Johansson (Lasii daayay)

Ryan Loft (Lasii daayay)

Connor Tee (Lasii daayay)

Daniel Iversen (Leuven)  – Amaah

Bartosz Kapustka (Legia Warsaw)

Ben Chilwell (Chelsea)

George Hirst (Rotherham)  – Amaah

Fousseni Diabate (Trabzonspor)

Darnell Johnson (Wigan)  – Amaah

Adrien Silva (Sampdoria)  – Amaah

Rachid Ghezzal (Besiktas)  – Amaah

Josh Knight (Wycombe Wanderers)  – Amaah

Liverpool

YIMID

Konstantinos Tsimikas (Olympiacos)

Thiago Alcantara (Bayern Munich)

Diogo Jota (Wolves)

KA TEGAY

Daniel Atherton (Lasii daayay)

Pedro Chirivella (Nantes) Bilaash

Nathaniel Clyne (Lasii daayay)

Shamal George (Lasii daayay)

Jack Walls (Lasii daayay)

Dejan Lovren (Zenit)

Adam Lallana (Brighton) Bilaash

Morgan Boyes (Fleetwood Town)  – Amaah

Ovie Ejaria (Reading)

Tony Gallacher (Toronto)  – Amaah

Ki-Jana Hoever (Wolves)

Loris Karius (Union Berlin)  – Amaah

Kamil Grabara (AGF Aarhus)  – Amaah

Rhian Brewster (Sheffield United)

Manchester City

YIMID

Pablo Moreno (Juventus)

Ferran Torres (Valencia)

Nathan Ake (AFC Bournemouth)

Scott Carson (Derby County)  – Amaah

Ruben Dias (Benfica)

KA TEGAY

Ernest Agyiri (Lasii daayay)

Leroy Sane (Bayern Munich)

Jack Harrison (Leeds)  – Amaah

David Silva (Real Sociedad) Bilaash

Claudio Bravo (Lasii daayay)

Lukas Nmecha (Anderlecht)  – Amaah

Yangel Herrera (Granada)  – Amaah

Paolo Fernandes (Castellon)

Angelino (RB Leipzig)  – Amaah

Nicolas Otamendi (Benfica)

Daniel Grimshaw (Lommel SK)  – Amaah

Aleix Garcia (Dinamo Bucharest)

Tosin Adarabioyo (Fulham)

Manchester United

YIMID

Odion Ighalo (Shanghai Shenhua)  – Amaah

Donny van de Beek (Ajax)

Alex Telles (Porto)

Amad Diallo* (Atalanta)

Edinson Cavani (Free agent)

Facundo Pellistri (Peñarol)

KA TEGAY

Cameron Borthwick-Jackson (Lasii daayay)

Dion McGee (Lasii daayay)

Angel Gomes (Lasii daayay)

Ethan Hamilton (Lasii daayay)

Michael O’Hara (Lasii daayay)

Largie Ramazani (Lasii daayay)

George Tanner (Lasii daayay)

Alexis Sanchez (Inter Milan)

Tahith Chong (Werder Bremen)  – Amaah

Aliou Traore (Caen)  – Amaah

Joel Pereira (Huddersfield)  – Amaah

James Garner (Watford)  – Amaah

Andreas Pereira (Lazio)  – Amaah

Diogo Dalot (AC Milan)  – Amaah

Chris Smalling (Roma)

Newcastle United

YIMID

Mark Gillespie (Motherwell) Bilaash

Niall Brookwell (Liverpool) Bilaash

Jeff Hendrick (Burnley) Bilaash

Callum Wilson (AFC Bournemouth)

Ryan Fraser (AFC Bournemouth)

Jamal Lewis (Norwich City)

KA TEGAY

Luke Charman (Lasii daayay)

Jack Colback (Nott’m Forest)

Robert Elliott (Lasii daayay)

Liam Gibson (Lasii daayay)

Nathan Harker (Lasii daayay)

Victor Fernandez (Viitorul Constanta) Bilaash

Jake Turner (Morecambe)  – Amaah

Tom Allan (Accrington Stanley)  – Amaah

Freddie Woodman (Swansea)  – Amaah

Kell Watts (Plymouth)  – Amaah

Florian Lejeune (Deportivo Alaves)  – Amaah

Yoshinori Muto (Eibar)  – Amaah

Lewis Cass (Hartlepool)  – Amaah

Dan Barlaser (Rotherham)

Sheffield United

YIMID

Wes Foderingham (Rangers) Bilaash

Aaron Ramsdale (AFC Bournemouth)

Jayden Bogle (Derby County)

Max Lowe (Derby County)

Ethan Ampadu (Chelsea)  – Amaah

Ismaila Coulibaly (Sarpsborg 08)

Oliver Burke (West Brom)

Rhian Brewster (Liverpool)

KA TEGAY

Mark Duffy (Lasii daayay)

Keenan Ferguson (Lasii daayay)

Oliver Greaves (Lasii daayay)

Jake Eastwood (Kilmarnock)  – Amaah

Tyler Smith (Swindon Town)  – Amaah

Luke Bilaashman (Nott’m Forest)  – Amaah

Rhys Norrington-Davies (Luton Town)  – Amaah

Sam Graham (Notts County)  – Amaah

Ismaila Coulibaly (K Beerschot VA)

Callum Robinson (West Brom)

Regan Slater (Hull)  – Amaah

Southampton

YIMID

Kyle Walker-Peters (Spurs)

Mohammed Salisu (Real Valladolid)

Ibrahima Diallo (Brest)

Theo Walcott (Everton)  – Amaah

KA TEGAY

Alexander Cull (Lasii daayay)

Mohamed Elyounoussi (Celtic)  – Amaah

Maya Yoshida (Lasii daayay)

Pierre-Emile Hojbjerg (Spurs)

Cedric Soares (Arsenal)

Mario Lemina (Fulham)  – Amaah

Harrison Reed (Fulham)

Alfie Jones (Hull)

Jack Bycroft (Weymouth)  – Amaah

Christoph Klarer (Fortuna Dusseldorf)

Guido Carrillo (Elche)

Wesley Hoedt (Lazio)  – Amaah

Sofiane Boufal (Angers) Bilaash

Tottenham Hotspur

YIMID

Pierre-Emile Hojbjerg (Southampton)

Joe Hart (Burnley) Bilaash

Matt Doherty (Wolves)

Sergio Reguilon (Real Madrid)

Gareth Bale (Real Madrid)  – Amaah

Carlos Vinicius (Benfica)  – Amaah

KA TEGAY

Jan Vertonghen (Lasii daayay)

Michel Vorm (Lasii daayay)

Tariq Hinds (Lasii daayay)

Rayan Clarke (Lasii daayay)

Jonathan Dinzeyi (Lasii daayay)

Phoenix Patterson (Lasii daayay)

Maxwell Statham (Lasii daayay)

Maximus Tainio (Lasii daayay)

Troy Parrott (Millwall)  – Amaah

TJ Eyoma (Lincoln City)  – Amaah

Kyle Walker-Peters (Southampton)

Armando Shashoua (Atletico Baleares)

Luke Amos (QPR)

Oliver Skipp (Norwich)  – Amaah

Jack Roles (Burton)  – Amaah

Shilow Tracey (Shrewsbury Town)  – Amaah

Juan Foyth (Villarreal)  – Amaah

Ryan Sessegnon – Hoffenheim ( – Amaah)

West Bromwich Albion

YIMID

Matheus Pereira (Sporting)

Cedric Kipre (Wigan)

Grady Diangana (West Ham)

David Button (Brighton)

Callum Robinson (Sheff Utd)

Branislav Ivanovic (Zenit Saint Petersburg)

Conor Gallagher (Chelsea)  – Amaah

Filip Krovinovic (Benfica)  – Amaah

KA TEGAY

Chris Brunt (Lasii daayay)

Finn Azaz (Cheltenham Town)  – Amaah

Josh Griffiths (Cheltenham Town)  – Amaah

Jonathan Leko (Birmingham City)

Oliver Burke (Sheff Utd)

Nick Clayton-Phillips (Solihull Moors)  – Amaah

Rayhaan Tulloch (Doncaster Rovers)  – Amaah

West Ham United

YIMID

Tomas Soucek (Slavia Prague)

Ossama Ashley (AFC Wimbledon)

Vladimír Coufal (Slavia Prague)

KA TEGAY

Sead Haksabanovic (Norrkoping)

Carlos Sanchez (Lasii daayay)

Pablo Zabaleta (Lasii daayay)

Roberto (Real Valladolid)

Dan Kemp (Blackpool)  – Amaah

Grady Diangana (West Brom)

Jack Wilshere (Lasii daayay)

Josh Cullen (Anderlecht)

Xande Silva (Aris Thessaloniki)  – Amaah

Wolverhampton Wanderers

YIMID

Matija Sarkic (Aston Villa) Bilaash

Fabio Silva (Porto)

Fernando Marcal (Lyon) Undisclosed

Vitinha (Porto)  – Amaah

Ki-Jana Hoever (Liverpool)

Nelson Semedo (Barcelona)

Rayan Aït Nouri (Angers)  – Amaah

KA TEGAY

Jordan Graham (Lasii daayay)

Connor Johnson (Lasii daayay)

Callum Thompson (Lasii daayay)

Helder Costa (Leeds)

Tsun Dai (Shenzhen)

Ryan Giles (Coventry)  – Amaah

Elliot Watt (Bradford)

Will Norris (Burnley)

Morgan Gibbs-White (Swansea)  – Amaah

Matt Doherty (Spurs)

Matija Sarkic (Shrewsbury)  – Amaah

Benny Ashley-Seal (Northampton)

Terry Taylor (Grimsby)  – Amaah

Connor Ronan (Grasshopper Club Zurich)  – Amaah

Renat Dadashov (Grasshopper Club Zurich)  – Amaah

Dan Csoka (AFC Wimbledon)

Diogo Jota (Liverpool)

Leo Bonatini (Grasshopper Club Zurich)  – Amaah

Ruben Vinagre (Olympiacos)  – Amaah

 

App-ka Gool24.net waxaad ka degsan kartaa google play store, wararka degdeg ah waxay kuugu soo dhacayaan mobile-kaaga RIIX HALKAAN SI AAD U DEGSATO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.