WARBIXIN: 25-ka Saddexley-Weerar Ee Ugu Wanaagsan Dunida Wakhti Xaadirkan, Cida 1-aad Xorraysatay & Booska Xiddigaha Kooxdaada

Miyey jiraan wax ka adag kubada cagta inaad gool dhaliso? Laga yaabaa maya, kubadda cagta waa ciyaar ay 22 qof ku ordayaan garoonka dhexdiisa oo uu qofkasta laadayo kubada inkasta oo micno badani ku jiro.

Kaliya tirada goolasha aad dhaliso ayaa had iyo jeer go’aamiya natiijada ciyaarta isla markaana inta badan noqota kuwa kugu filan, kuwa ugu guulaha badan waa kuwa yaqaana halkuu shabaqa ku jiro ama deriska la’ah, Marka waxaad moodaa inu jiro listi qaas ah si looguu xuso ciyaaryahanadaas taarikhdooda.

Salah, Firmino and Mane

Kooxda hanan doonta tartanka Champions League ayaa la go’aamin doonaa caawa fiidkii waana koobka ugu dambeeya ee la go’aamin doona xilli ciyaareedka 2019/20 waana kulan aad loo wada sugaayo.

Ku dhawaa waa bishii September waxaana hadda lagu jiraa August oo ah mid kamid ah bilihii nasashada laakiin weli waxaa lasoo gabagabeyneynaa olole hii xilli ciyaareedkii hore kooxo badan oo caalamka ayaa kulmay bishaan caawa waa habeenkii ugu dambeeyay ee lasoo gabagabeenaayo ololihii hore.

Kulamahii ugu xiisaha badnaa ee ka dhacay Lisbon waxaa laga bartay dhacdooyiin naadir ah Waxaan aragnay Barcelona oo xasuuq kala kulantay Bayern Munich, Leipzig iyo Lyon oo cadeeyay awoodooda halka Atalanta ay la barartantay kooxda PSG.

Kulanka caawa ee kooxda Jarmalka Bayern Munich iyo kooxda ugu sarreeya horyaalka France ee PSG ayaa noqon doona kulan aan caadi aheyn oo aad loo wada sugaayo madama koox walba ay heysta weerar seddex afla ah ee ugu fiicaan qaarada yurub iyo guud ahaamba caalamka.

Way fududahay in la iloobo sida ay kooxaha qaarkood u fiicnaayeen, laakiin waay adkaan doonta in la iloobo seddexda gooldhaliye ee ugu fiican koox walba iyo guud ahaanba kubbadda cagta adduunka kuwaas oo sameeyay wax badan oo lagu xasuusan doona.

Shaki kuma jirro in kooxda Bayern Munich ay heysato seddexda weerar ugu qatarta badan qaarada yurub iyo guud ahaamba caalamka kuwaas oo isku dar goolasha ay gaadhayeen gaadhaya 99-Gool halka kaalinta labaad ay soo galeen weeraryahanada kooxda Man City oo iyagana dhaliyay 77-Gool, weeraryahanada kooxda reer Brazil ee Flamengo ayaa soo galay kaalinta seddexaad iyaga oo dhaliyay 77-Gool.

Hadaba halkan waxaan idinku soo gudbineynaa 25ka koox ee heysta seddexda weerar ee ugu gooldhalinta badan koox walba kooxaha Caalamka iyo goolasha ay dhaliyeen intii lagu jiray ololaha 2019/20 oo ay kamid weeraryahanada caawa isku haya Finalka Champions League.

Liiska Oo Dhammaystiran

25. Gent (Belgium) – 55 goals

Jonathan David – 23

Roman Yaremchuk – 17

Laurent Depoitre – 15

24. Hanoi FC (Vietnam) – 56

Pape Omar Faye – 23

Van Quyet Nguyen – 17

Ganiyu Oseni – 16

23. Wolfsberger AC (Austria) – 56

Shone Weissman – 27

Michael Liendl – 10

Anderson Niangbo – 9

22. Liverpool (England) – 57

Mo Salah – 23

Sadio Mane – 22

Roberto Firmino – 12

21. Trabzonspor (Turkey) – 58

Alexander Sorloth – 33

Anthony Nwakaeme – 14

Jose Sosa – 11

20. Braga (Portugal) – 58

Paulinho – 25

Ricardo Horta – 24

Trincao – 9

19. Lazio (Italy) – 58

Ciro Immobile – 39

Joaquin Correa – 10

Felipe Caicedo – 9

18. Atalanta (Italy) – 59

Josip Ilicic – 21

Duvan Zapata – 19

Luis Muriel – 19

17. RB Leipzig (Germany) – 60

Timo Werner – 34

Marcel Sabitzer – 16

Patrick Schick – 10

16. Saprissa (Costa Rica) – 61

Christian Bolanos – 24

Johan Venegas – 21

Manfred Ugalde – 16

15. Celtic (Scotland) – 62

Odsonne Edouard – 27

Ryan Christie – 19

James Forrest – 16

14. Inter Milan (Italy) – 62

Romelu Lukaku – 34

Lautaro Martinez – 21

Antonio Candreva – 7

13. Manchester United (England) – 62

Anthony Martial – 23

Marcus Rashford – 22

Mason Greenwood – 17

12. BSC Young Boys (Switzerland) – 63

Jean-Pierre Nsame – 40

Christian Fassnacht – 12

Nicolas Moumi Ngamaleu – 11

11. Pakhtakor (Uzbekistan) – 63

Dragan Ceran – 30

Igor Sergeev – 21

Marat Bikmaev – 12

10. Benfica (Portugal) – 65

Pizzi – 30

Carlos Vinicius – 24

Rafa Silva – 11

9. Juventus (Italy) – 65

Cristiano Ronaldo – 37

Paulo Dybala – 17

Gonzalo Higuain – 11

8. Barcelona (Spain) – 67

Lionel Messi – 31

Luis Suarez – 21

Antoine Griezmann – 15

7. Los Angeles FC (USA) – 68

Carlos Vela – 38

Diergo Rossi – 18

Adama Diomande – 12

6. PSG (France) – 69

Kylian Mbappe – 30

Mauro Icardi – 20

Neymar – 19

5. RB Salzburg (Austria) – 71

Erling Haaland – 28

Patson Daka – 27

Hee-chan Hwang – 16

4. FC Flora (Estonia) – 72

Erik Sorga – 44

Herol Riiberg – 16

Konstantin Vassilijev – 12

3. Flamengo (Brazil) – 74

Gabriel Barbosa – 34

Bruno Henrique – 26

Giorgian de Arrascaeta – 14

2. Manchester City (England) – 77

Raheem Sterling – 31

Gabriel Jesus – 23

Sergio Aguero – 23

1. Bayern Munich (Germany) – 92

Robert Lewandowski – 55

Serge Gnabry – 23

Thomas Muller – 14

App-ka Gool24.net waxaad ka degsan kartaa google play store, wararka degdeg ah waxay kuugu soo dhacayaan mobile-kaaga RIIX HALKAAN SI AAD U DEGSATO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.