TOP 25: Xog Dhab Ah Oo Lagu Qiimeeyay 25-ka Lamaane-Weerar Ee Yurub Ugu Fiican, Ragga Boodhka Lagu Qasay & Labada Nin Ee Booska 1-aad Xorraystay

Waa wax aad u wanaagsan inaad kooxdaada ku haysato weeraryahan wanaagsan balse inaad isla kooxdaas ku haysato ciyaaryahan kale oo 10 gool iyo ka badan dhalin kara xilli ciyaareedkii waa arrin faa’ido badan.

Tusaale ahaan xilli ciyaareedkan hoggaamiyaha weerarka Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa dhinaciisa ku haystay Paulo Dybala oo 11 gool oo Serie A ah soo dhaliyay.

Sidoo kale ninka wacdaraha soo dhigay ee Robert Lewandowski ayaa haystay Serge Gnabry halka Karim Benzema uu Real Madrid ku haystay kabtankiisa Sergio Ramos oo daafac dhexe ah balse 11 gool soo dhaliyay.

Haddaba, anaga oo adeegsanayna xogta ay ururisay shabakadda Transfermarkt ayaanu halkan idiinku soo bandhigi doonaa 25-ka lamaane weerar ee xilli ciyaareedkan ugu wanaagsanaa qaarada Yurub iyo tirada goolasha ay si wadajir ah horyaalkooda uga soo dhaliyeen.

Aan ku bilawnee booska 1-aad ayay xorraysteen xiddigaha Bayern Munich ee Robert Lewandowski iyo Serge Gnabry oo iyagu horyaalka Bundesliga kusoo hoggaamiyay Bayern.

Kaalinta labaad ayay galeen Ciro Immobile oo kabta dahabka ah ee gool dhalinta Yurub iyo mida horyaalka Serie A kusoo wada guuleystay iyo saaxiibkiisa kooxdaas ee Caicedo.

Ronaldo iyo Dybala ayaa ka horreeya Lionel Messi iyo Suarez oo la isku daray  halka labaleyda Liverpool ee Mohamed Salah iyo Sadio Mane ay booska lixaad kusoo baxeen.

Liiska Oo Dhammaystiran

23=. Marco Mancosu & Gianluca Lapadula | Lecce | 25 goals

Mancosu: 14 goals
Lapadula: 11 goals

23=. Moussa Dembele & Memphis Depay | Lyon | 25 goals

Dembele: 16 goals
Memphis: 9 goals

23. Edin Dzeko & Henrikh Mkhitaryan | Roma | 25 goals

Dzeko: 16 goals
Mkhitaryan: 9 goals

22. Richarlison & Dominic Calvert-Lewin | Everton | 26 goals

Richarlison: 13 goals
Calvert-Lewin: 13 goals

20=. Danny Ings & Stuart Armstrong | Southampton | 27 goals

Ings: 22 goals
Armstrong: 5 goals

20. Wissam Ben Yedder & Islam Slimani | Monaco | 27 goals

Ben Yedder: 18 goals
Slimani: 9 goals

18=. Harry Kane & Son Heung-min | Tottenham | 29 goals

Kane: 18 goals
Son: 11 goals

18. Gerard Moreno & Santi Cazorla | Villarreal | 29 goals

Moreno: 18 goals
Cazorla: 11 goals

16=. Joao Pedro & Giovanni Simeone | Cagliari | 30 goals

Pedro: 18 goals
Simeone: 12 goals

16. Jadon Sancho & Erling Haaland | Borussia Dortmund | 30 goals

Sancho: 17 goals
Haaland: 13 goals

14=. Jamie Vardy & Ayoze Perez | Leicester City | 31 goals

Vardy: 23 goals
Perez: 8 goals

14. Kylian Mbappe & Neymar | PSG | 31 goals

Mbappe: 18 goals
Neymar: 13 goals

12=. Karim Benzema & Sergio Ramos | Real Madrid | 32 goals

Benzema: 21 goals
Ramos: 11 goals

12. Pierre-Emerick Aubameyang & Alexandre Lacazette | Arsenal | 32 goals

Aubameyang: 22 goals
Lacazette: 10 goals

11. Marcus Rashford & Anthony Martial | Manchester United | 34 goals

Rashford: 17 goals
Martial: 17 goals

10. Francesco Caputo & Domenico Berardi | Sassuolo | 35 goals

Caputo: 21 goals
Berardi: 14 goals

8=. Raheem Sterling & Sergio Aguero | Manchester City | 36 goals

Sterling: 20 goals
Aguero: 16 goals

8. Duvan Zapata & Luis Muriel | Atalanta | 36 goals

Zapata: 18 goals
Muriel: 18 goals

6=. Romelu Lukaku & Lautaro Martinez | Inter Milan | 37 goals

Lukaku: 23 goals
Martinez: 14 goals

6. Mohamed Salah & Sadio Mane | Liverpool | 37 goals

Salah: 19 goals
Mane: 18 goals

5. Timo Werner & Patrik Schik | RB Leipzig | 38 goals

Werner: 28 goals
Schik: 10 goals

4. Lionel Messi & Luis Suarez | Barcelona | 41 goals

Messi: 25 goals
Suarez: 16 goals

3. Cristiano Ronaldo & Paulo Dybala | Juventus | 42 goals

Ronaldo: 31 goals
Dybala: 11 goals

2. Ciro Immobile & Felipe Caicedo | Lazio | 45 goals

Immobile: 36 goals
Caicedo: 9 goals

1. Robert Lewandowski & Serge Gnabry | Bayern Munich | 46 goals

Lewandowski: 34 goals
Gnabry: 12 goals

App-ka Gool24.net waxaad ka degsan kartaa google play store, wararka degdeg ah waxay kuugu soo dhacayaan mobile-kaaga RIIX HALKAAN SI AAD U DEGSATO

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.