Shaxda Rasmiga Ah Ee Man United Vs Lask Iyo Solskjaer Oo Isbadalo Aan La Rumaysan Karin Sameeyay.

Manchester United ayaa Old Trafford ku soo dhawaynaysa kooxda ay kulankii lugtii hore ee Europa League soo xasuuqday ee Lask. Man United ayaa doonaysa in ay si rasmi ah u xaqiijisato booskeeda wareega xidiga ee Europa League.

Tababare Solskjaer ayaa kaydka dhigay ciyaartoyda kooxdiisa Man United ugu muhiimsan wuxuuna sameeyay isbadalo aad u badan.

Waxaa kaydka ku jira xidiga xaalada Man United badalay ee Bruno Fernandes si la mid ah Marcus Rashford, Martial iyo Pual Popgba.Waxa kale oo aydka ku jira Aaron Wan Bisska, Greenwood iyo Matic.

Waxayna taasi keentay in Solskjaer uu shaxdiisa ku soo bilaabay Romero, Fosu-Mensah, Williams, Mata, Mctominay, Lingard, James iyo waliba Ighalo laakiin goolhaye David De Gea ayaan kulankan qayb ka ahayn.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Man United vs Lask

Lask XI: Schlager, Wiesinger, Trauner, Andrade, Ranftl, Holland, Michorl, Renner, Frieser, Raguz, Balic.

Kaydka: Filipovic, Reiter, Ramsebner, Muller, Wostry, Haudum, Lawal, Sabitzer, Gebauer, Celic.

Man United XI: Romero, Fosu-Mensah, Bailly, Maguire, Williams, Fred, Mata, McTominay, Lingard, James, Ighalo.

Kaydka: Pogba, Martial, Rashford, Grant, Andreas Pereira, Bruno Fernandes, Greenwood, Wan Bissaka, Matic, Garner, Chong, Mengi.

 

App-ka Gool24.net waxaad ka degsan kartaa google play store, wararka degdeg ah waxay kuugu soo dhacayaan mobile-kaaga RIIX HALKAAN SI AAD U DEGSATO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.