Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Levante vs Real Madrid – Saddexleyda Weerar Ee Zidane Soo Xushay & Cida Buuxisay Daafaca Midig

Kooxda Real Madrid ayaa booqanaysa dhigeeda Levante kulankoodii afraad ee xilli ciyaareedkan horyaalka La Liga iyagoo soo guuleystay labadii kulan ee ugu dambeeyay balse dhexda kaga jira musiibo dhaawacyo ah oo xiddigo badan ka haleeshay.

Zidane ayaa kulankan tegaya isagoo ay ka maqan yihiin xiddigo laga xusi karo Toni Kroos, Eden Hazard, Dani Carvajal, Odriozola iyo Eder Militao.

Tababare Zidane ayaa kulankan booska daafaca midig ee xiddiguhu ka dhaawacmeen u adeegsaday Nacho Fernandez, Vinicius iyo Asensio ayaa weerarka kula soo bilawday Benzema halka ay Modric, Casemiro iyo Valverde khadka dhexe ciyaarayaan.

Shaxda Kulankan Ee Labada Kooxood

Levante: Aitor, Roger, Bardhi, Morales, Malsa, Vezo, Postigo, Vukcevic, Clerk, Miramon, Campana

Real Madrid:

Image

 

App-ka Gool24.net waxaad ka degsan kartaa google play store, wararka degdeg ah waxay kuugu soo dhacayaan mobile-kaaga RIIX HALKAAN SI AAD U DEGSATO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.