Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Leeds United vs Man City – Yay Pep Guardiola & Marcelo Bielsa Kusoo Bilaabeen Kulankan Adag?

Kooxda Manchester City ayaa booqanaysa dhigeeda Leeds United xilli uu Pep Guardiola marti u noqon doono tababaraha ay meelaha badan iska shabahaan ee Marcelo Bielsa oo ay horeba horyaalka Spain ugu soo kulmeen.

Sky Blues ayaa doonaya guul ay kaga soo kabtaan ciyaartii fadeexada ahayd ee ay 5-2 ugu soo fashilmeen Leicester City halka ay Leeds doonayso guul kale oo ay kusii xoojiso laba guulood oo ay labadii kulan ee ugu dambeeyay gaadheen.

Guardiola ayaa kulankan markale weeraryahan la’aan ah waxaana booskaas u buuxinaya Raheem Sterling, Ferran Torres iyo Mahrez ayaa garbaha kusoo bilawday si lamid ah saxeexa cusub ee Ruben Dias ayaa la midaysan Aymeric Laporte.

Shaxda Kulankan Ee Labada Kooxood

Everton: Ederson, Walker, Mendy, Dias, Laporte, Rodrigo, Foden, De Bruyne, Torres, Mahrez, Sterling.

Keydka: Steffan, Stones, Ake, Silva, Fernandinho, Delap, Palmer.

Leeds United:, Ayling, Cooper, Koch, Klich, Dallas, Alioski, Phillips, Costa, Roberts, Bamford.

Keydka: Caprile, Poveda-Ocampo, Llorente, Moreno, Strujik, Davis, Shackleton

App-ka Gool24.net waxaad ka degsan kartaa google play store, wararka degdeg ah waxay kuugu soo dhacayaan mobile-kaaga RIIX HALKAAN SI AAD U DEGSATO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.