Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Chelsea vs Southampton – Haddii Ay Pulisic, Ziyech Iyo Chilwell Kusoo Bilawdeen & Cida Buuxisay Booska Thiago Silva

Kooxda Chelsea ee uu hormoodka u yahay tababare Frank Lampard ayaa soo dhawaynaysa dhigeeda Southampton, labada kooxood oo Stamford Bridge ku kulmaya wareega shanaad ee Premier League 2020-21 ayay midkasta saddexda dhibcood u socotaa.

Southampton oo xilli ciyaareedkii hore Bridge ku garaacday Blues ayaa kulankii ugu dambeeyay West Browmich kasoo adkaatay halka ay Chelsea qaab xarrago leh meel iskaga soo saareen Crystal Palace.

Chelsea ayay kulankan ugu soo bilawdeen Christian Pulisic oo dhawaan dhaawac kasoo laabtay iyo Ben Chilwell oo shaki ku jiray, Werner ayaa weeraryahanka dhexe ciyaaraya iyo Christensen oo booskii Thiago Silva buuxiyay.

Shaxda Kulankan Ee Labada Kooxood

Southampton: McCarthy, Walker-Peters, Vestegaard, Bednarek, Bertrand, Romeu, Ward-Prowse, Redmond, Adams, Walcott, Ings

Keydka: Forster, Stephens, Long, Obafemi, Valery, Tella, Diallo

Chelsea: Kepa, Azpilicueta, Christensen, Zouma, Chilwell, Kante, Jorginho, Mount, Havertz, Pulisic, Werner

Keydka: Caballero, Abraham, Tomori, Giroud, Hudson-Odoi, Ziyech, James

App-ka Gool24.net waxaad ka degsan kartaa google play store, wararka degdeg ah waxay kuugu soo dhacayaan mobile-kaaga RIIX HALKAAN SI AAD U DEGSATO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.