RASMI: Liiska Kama Dambaysta Ah Ee 20-ka Da’yar Ee Abaalmarinta “Golden Boy” Ku Tartamaya Oo La Shaaciyay – Yaa Kooxdaada Ugu Jira?

Waxa si rasmi ah loo shaaciyay liiska 20-ka da’yar ee iskugu soo hadhay tartanka abaalmarinta Golden Boy ee sanad kasta lagu caleemo saaro da’yarka ugu soo fiicnaa sanadkaas.

Abaalmarintan oo caan ah isla markaana soo bilaabantay sanadkii 2003 ayuu bixiyaa wargeyska dalka Talyaaniga ee Tuttosport iyadoo da’yarkii ugu horreeyay ee ku guuleystay uu ahaa ciyaaryahankii ree Holland ee Rafael Van Der Vaart.

Da’yarkii ugu dambeeyay ee ku guuleystay ayaa ahaa Joao Felix oo sanadkii hore lacag 126 Milyan oo euro ahayd ugu soo wareegay Atletico Madrid kaddib markii uu isku soo muujiyay SL Benfica.

Liiska Oo Dhammaystiran

ImageImage

App-ka Gool24.net waxaad ka degsan kartaa google play store, wararka degdeg ah waxay kuugu soo dhacayaan mobile-kaaga RIIX HALKAAN SI AAD U DEGSATO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.