QIIMAYN: 50ka Xiddig Ee Abid Ugu Fiicnaa Rikoodheyaasha Oo La Shaaciyey, Messi Iyo Ronaldo Oo Fashilan & Laacibiinta Aanad Filayn Ee Hoggaaminaya

Lionel Messi, Cristiano Ronaldo, Wayne Rooney iyo Sergio Ramos ayaa ka mid noqday 50ka ciyaartoy ee ugu fiicnaa rikoodheyaasha taariikhada  kubadda cagta.

Kabtanka Barcelona ee Lionel Messi iyo laacibka Juventus ee Ronaldo ayaan kasoo muuqanin 20ka kaalmood ee ugu fiican rikoodheyaasha, waxaanay ku jiraan kaalmaha 41aad iyo 44aad.

Qiimayn lagu sameeyey ciyaaryahannadii ugu fiicnaa rikoodheyaasha ayaa waxa kaalinta koowaad kaga soo baxay weeraryahanka kooxda Slaven Belupo ee Ivan Krstanovic oo si lama filaan ah ciyaartoyga ugu wanaagsan u noqday, waxaana 37 jirkan reer Croatia la sheegay in aanu waligii khasaarin kubbad rikoodhe ah oo uu laagtay.

Laacibkan ayaa laagtay in ka badan 30 gool oo rikoodheyaal ah oo dhamaantood uu si xarrago leh u dhaliyey, waana sababta uu kaalinta koowaad ee rikoodheyaal tuurashada ugu soo baxay.

Weeraryahankii xulka qaranka Spain iyo kooxaha Barcelona iyo Valencia ee David Villa ayaa noqday ciyaartoyga labaad ee ugu wanaagsan, halka kaalinta saddexaadna uu soo cidhiidhsaday gool-dhaliyihii Croatia ee Davor Suker.

Akhriso 50ka ciyaartoy ee ugu wanaagsanaa rikoodheyaasha:

50. Eden Hazard

49. Andrea Pirlo

48. Frank Lampard

47. Matt Le Tissier

46. Antonin Panenka

45. Steven Gerrard

44. Cristiano Ronaldo

43. Rogerio Ceni

42. Alessandro Del Piero

41. Lionel Messi

40. Didier Drogba

39. Dennis Bergkamp

38. Alan Shearer

37. Thierry Henry

36. Wayne Rooney

35. Sergio Ramos

34. Harry Kane

33. Sergio Aguero

32. Leighton Baines

31. Antoine Griezmann

30. Stuart Gauld

29. Zinedine Zidane

28. Mark Noble

27. Robin van Persie

26. Mario Balotelli

25. Johan Neeskens

24. Luka Modric

23. Eric Cantona

22. Michael Ballack

21. Ricardo Rodriguez

20. Rickie Lambert

19. Luka Milivojevic

18. James Milner

17. Jamie Vardy

16. Ivan Rakitic

15. Thomas Muller

14. Zlatan Ibrahimovic

13. Mile Jedinak

12. Marco van Basten

11. Sejad Salihovic

10. Yaya Toure

9. Arjen Robben

8. Cuauhtemoc Blanco

7. Lothar Matthaus

6. Francesco Totti

5. Michel Platini

4. Mario Gomez

3. Davor Suker

2. David Villa

1. Ivan Krstanovic

App-ka Gool24.net waxaad ka degsan kartaa google play store, wararka degdeg ah waxay kuugu soo dhacayaan mobile-kaaga RIIX HALKAAN SI AAD U DEGSATO

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.