Liverpool, Man Utd Iyo Arsenal: Kooxdee Soo Saartay Ciyaartoydii Ugu Wanaagsanaa Ee Ingiriis Ah? Saamayn Intee Le’eg Ayey Se Ku Yeelanayaan Kulanka Everton vs Liverpool?

Kulanka Merseyside derby ee Everton iyo Liverpool oo Sabtida dhacaya ayaa si weyn loo sugayaa, waxaana halgan adag uu dhex mari doonaa kooxda haysa hoggaanka horyaalka Premier League ee uu sida wanaagsan Carlo Ancelotti iyo Liverpool oo u dagaallamaysa sidii ay u difaacan lahayd horyaalka ay xili ciyaareedkii hore ku guuleysatay.

Sannado badan oo ay Liverpool gacan sarraysay kaddib, Everton ayaa dib usoo laba-kaclaysay, waxaanay awood u leedahay inay dabka ku shiddo loollankii magaalaysnaa ee dagaalkuna ku ladhnaa ee ay labadan kooxood dariiqyada isku eryan jireen.

Sabtida ayaa goob-joog loo ahaan doonaa kulankan xamaasadda badan, balse waxa indhuhu si gaar ah u hayn doonaan ciyaaryahannada kusoo barbaaray gudaha waddanka ee kooxahan u ciyaara, kuwaas oo saamayn badan ku yeelan doona go’aamin natiijada.

Everton ayay soo mareen laacibiin badan oo ay ka mid ahaayeen Ross Barkley, Jack O’Connel, Wayne Rooney, Tom Davies, Leighton Baines.

Liverpool ayaa dhinaceeda hal ciyaartoy oo fure ah soo saartay, waana Trent Alexander-Arnold oo qayb weyn kasoo qaatay guulihii sannadihii ugu dambeeyey ay gaadhaysay kooxdu.

92ka kooxood ee ay ka kooban yihiin naadiyada kubadda cagta England sida Premier League, Championship, League 1 iyo League 2 ayaa laga soo xulay 20ka naadi ee ciyaartoyda ugu muhiimsan soo saaray.

Halkan kaga bogo kooxaha iyo magacyada ciyaartoyda:

20 | Sheffield United

Ciyaartoyda furaha ah: Harry Maguire, Kyle Walker, Dominic Calvert-Lewin, Gary Cahill

20 | Sheffield United

Ciyaartoyda furaha ah: Harry Maguire, Kyle Walker, Dominic Calvert-Lewin, Gary Cahill

19 | Harrogate Town

Ciyaartoyda furaha ah: Ben Godfrey, Lewis Cook

18 | Coventry

Ciyaartoyda furaha ah: James Maddison, Callum Wilson, Ben Foster

17 | Everton

Ciyaartoyda furaha ah: Ross Barkley, Jack O’Connell, Wayne Rooney, Tom Davies, Leighton Baines

16 | Leeds

Ciyaartoyda furaha ah: Erling Haaland, James Milner, Kalvin Phillips, Aaron Lennon

15 | Charlton

Ciyaartoyda furaha ah: Chris Smalling, Bradley Dack, Jermain Defoe

14 | Birmingham

Ciyaartoyda furaha ah: Jack Grealish, Nathan Redmond, Demarai Gray, Troy Deeney, Daniel Sturridge

13 | AFC Wimbledon

Ciyaartoyda furaha ah: Will Hughes, Luke Shaw, Declan Rice

12 | Watford

Ciyaartoyda furaha ah: Harry Winks, Adam Lallana, Theo Walcott

11 | Liverpool

Ciyaartoyda furaha ah: Trent Alexander-Arnold

10 | Manchester United

Ciyaartoyda furaha ah: Marcus Rashford, Danny Drinkwater

9 | Chelsea

Ciyaartoyda furaha ah: Ademola Lookman, Callum Hudson-Odoi, Michail Antonio, Nathaniel Clyne

8 | Manchester City

Ciyaartoyda furaha ah: Phil Foden, James Tarkowski, Michael Keane, Danny Welbeck

7 | Arsenal

Ciyaartoyda furaha ah: Steven Alzate

6 | Tottenham

Ciyaartoyda furaha ah: Kyle Walker-Peters, Marcus Edwards, Reece Oxford, Angel Gomes

5 | Leyton Orient

Ciyaartoyda furaha ah: Harry Kane, Reece James, Joe Willock, Rhian Brewster

4 | Crystal Palace

Ciyaartoyda furaha ah: Aaron Wan-Bissaka, Jack Cork, Emile Smith Rowe

3 | West Ham

Ciyaartoyda furaha ah: Ainsley Maitland-Niles, Jonjo Shelvey, Andros Townsend, Mark Noble

2 | Newcastle

Ciyaartoyda furaha ah: Sean Longstaff, Paul Dummett, Andy Carroll, Adam Armstrong

1 | Millwall

Ciyaartoyda furaha ah: Joe Gomez, Jadon Sancho, Tammy Abraham, Ryan Loftus-Cheek, Reiss Nelson, Eddie Nketiah, Ryan Bertrand, Joe Aribo

App-ka Gool24.net waxaad ka degsan kartaa google play store, wararka degdeg ah waxay kuugu soo dhacayaan mobile-kaaga RIIX HALKAAN SI AAD U DEGSATO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.