JIILKA CUSUB!! Laacibka Ugu Wanaagsan Da’yarta Koox Walba Oo Premier League Ah Oo La Shaaciyey – Miyaad Taqaanaa Xiddiga Carruurta Naadigaaga Ugu Fiican?

Sannad kasta, waxa lasoo saaraa ciyaartoyga ugu wanaagsan da’yarta, waxaana khubaro loo xilsaaray ay koox walba kasoo xushaan midka ugu fiican ee ay da’diisu ka hoosayso 17 jirka ka  hor inta aan hal laacib lagala soo bixin.

Wargeyska The Guardian ee kasoo baxa UK, ayaa waxa uu sameeyaa liiska ciyaartoy uu ugu yeedho ‘Jiilka cusub’ oo sannadle loo sameeyo, waxaana shantii sannadood ee ugu dambeeyey liiskan kusoo baxay shan ciyaartoy oo Ingiriis ah.

Ciyaartoydii ku guuleysatay sannadihii ugu dambeeyey:

2018: Mason Greenwood (Man Utd)
2017: Callum Hudson-Odoi (Chelsea)
2016: Jadon Sancho (Borussia Dortmund)
2015: Trent Alexander-Arnold (Liverpool)
2014: Marcus Rashford (Man Utd)

Wargeyska ayaa soo saaray laacibka koox walba ugu fiicnaa sannadkan ee ku tartami doona ciyaartoyga sannadka ee ah hoggaamiyaha ‘Jiilka cusub’.

Ciyaartoydan lasoo xulay oo ah kuwa aanay jamaahiirtu aqoonin ee ka ciyaara heerka labaad ama saddexaad ayaa waxay tartameyaasha sannadkani yihiin:

Charlie Patino
Kooxda: Arsenal

Ben Chrisene
Kooxda: Aston Villa

Markus Ifill
Kooxda: Brighton

Michael Mellon
Kooxda: Burnley

Charlie Webster
Kooxda: Chelsea

Jadan Raymond
Kooxda: Crystal Palace

Reece Welch
Kooxda: Everton

Stefan Parkes
Kooxda: Fulham

Charlie Allen
Kooxda: Leeds United

Kian Pennant
Kooxda: Leicester City

James Balagizi
Kooxda: Liverpool

Luke Mbete-Tabu
Kooxda: Manchester City

Marc Jurado
Kooxda: Manchester United

Michael Ndiweni
Kooxda: Newcastle United

Antwoine Hackford
Kooxda: Sheffield United

Goran Babic
Kooxda: Southampton

Alfie Devine
Kooxda: Tottenham Hotspur

Rico Richards
Kooxda: West Bromwich Albion

Jamal Baptiste
Kooxda: West Ham United

Kamran Kandola
Kooxda: Wolverhampton Wanderers

App-ka Gool24.net waxaad ka degsan kartaa google play store, wararka degdeg ah waxay kuugu soo dhacayaan mobile-kaaga RIIX HALKAAN SI AAD U DEGSATO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.