DAAWO Sawirrada Hakim Ziyech Oo Markii Ugu Horreysay Tababar Ku Sameeyay Xerada Chelsea & Jamaahiirta Blues Oo Farxad La Dhacsan

Kooxda Chelsea ayaa baahisay sawiradii ugu horreeyay ee saxeexeeda cusub ee Hakim Ziyech oo soo gaadhay xerada tababarka kooxdeeda ee Cobham isagoo lagu sawiray maaliyada tababarka ee kooxdaas.

Blues ayaa bishii February sameeyay heshiiska Ziyech oo ay lacag dhan 37.5 Milyan Pound kagala soo wareegeen kooxda Ajax, qiimaha ay ku heleen xiddig tayada Ziyech leh ayaa noqotay mid hadal hayn badan dhalisay.

Image

Heshiiska uu ugu soo wareegayo Ziyech Chelsea ayaa la filayaa inuu noqon doono mid wax weyn kusoo kordhiya kooxdaas gaar ahaan safkeeda weerarka oo aysan jirin xilli ciyaareedkan xiddigo si joogto ah ugu midaysnaa.

Mid kamida sababaha Blues ku qasbay saxeexa xiddiga ree Morocco ayaa ah inay baxayaan oo uu heshiisku ka dhacayo xiddigaha khubarada ah ee kooxdeeda ee Willian Borges iyo Pedro Roriguez.

 

Daawo Sawirrada

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

 

App-ka Gool24.net waxaad ka degsan kartaa google play store, wararka degdeg ah waxay kuugu soo dhacayaan mobile-kaaga RIIX HALKAAN SI AAD U DEGSATO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.