BOQORRADA Caawinta!! – Liiska 25-ka Xiddig Ee Ugu Caawinta Badan Yurub 20-kii Sano Ee U Dambeeyay & Mesut Ozil Oo Kaalin Lama Filaan Ah Galay

In gool la caawiyaa waa mid muhiimad u leh sida ay tahay in gool loo dhaliyo, weydii weeraryahanada ugu wanaagsan dunida waxaana ay kaaga warami doonaan xiddigaha calqiga badan ee u nashqadeeya goolasha ay toddobaadlaha u dhaliyaan.

Dabcan sidoo kale waxa jira tiro weeraryahano ah oo aan kaliya ku koobnayn inay iyagu shabaqa iskood usoo taabtaan balse sidoo kale sameeya caawimooyin badan.

Mesut Ozil's assist stats are still remarkable to this very day

Liiska 25-ka ciyaaryahan ee ugu gool caawinta badan tan iyo sanadkii 2000 ayay kusoo baxeen tiroba shan weeraryahan oo weeraryahano toos ah soo ahaa.

Sida ay soo saartay shabakadda Transfermarkt, liiskan ayuu halka ugu sarreysa kaga jiraa kabtanka Barcelona ee Lionel Messi waxaana soo raaca oo qudhiisu tiro caawin oo waali ah leh Cristiano Ronaldo taas oo meesha ka saaraysa wararka sheega inuusan asxaabtiisa caawin.

Booska saddexaad ayuu si lama filaan ah ugu jiraa Luis Suarez oo Barcelona ka tirsani isaga oo kaliya laba caawimo ka dambeeya Cristiano oo aad uga kulamo badan halka uu booska afraad kusoo baxay xiddiga Arsenal ee Mesut Ozil oo boqorka caawinta lagu naanayso.

Halkan Ka Eeg Liiska Oo Dhan

25. Karim Benzema

Kulamada: 740

Caawinta: 176

24. David Beckham

Kulamada: 581

Caawinta: 176

23. Hulk

Kulamada: 601

Caawinta: 178

22. Wayne Rooney

Kulamada: 862

Caawinta: 179

21. Eden Hazard

Kulamada: 675

Caawinta: 181

20. Andres Iniesta

Kulamada: 849

Caawinta: 182

19. Dusan Tadic

Kulamada: 587

Caawinta: 185

18. Dries Mertens

Kulamada: 691

Caawinta: 188

17. Thierry Henry

Kulamada: 716

Caawinta: 190

16. Neymar

Kulamada: 501

Assists: 190

15. Arjen Robben

Kulamada: 703

Caawinta: 193

14. Zlatan Ibrahimovic

Kulamada: 861

Caawinta: 196

13. David Silva

Kulamada: 754

Caawinta: 200

12. Kevin De Bruyne

Kulamada: 520

Caawinta: 200

11. Andrey Arshavin

Kulamada: 700

Caawinta: 201

10. Steffen Hofmann

Kulamada: 629

Caawinta: 208

9. Thomas Muller

Kulamada: 667

Caawinta: 224

8. Franck Ribery

Kulamada: 649

Caawinta: 227

7. Xavi

Kulamada: 950

Caawinta: 230

6. Cesc Fabregas

Kulamada: 800

Caawinta: 234

5. Angel Di Maria

Kulamada: 695

Caawinta: 235

4. Mesut Ozil

Kulamada: 653

Caawinta: 253

3. Luis Suarez

Kulamada: 713

Caawinta: 256

2. Cristiano Ronaldo

Kulamada: 1008

Caawinta: 258

1. Lionel Messi

Kulamada: 866

Caawinta: 319

App-ka Gool24.net waxaad ka degsan kartaa google play store, wararka degdeg ah waxay kuugu soo dhacayaan mobile-kaaga RIIX HALKAAN SI AAD U DEGSATO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.