AKHRISO: 50ka Kooxood Ee Ugu Qanisan Dunida Oo Lasoo Saaray, Kubadda Cagta Oo TODDOBA Naadi Ku Yeelatay & Qiimaha Ay Koox Walba Ku Fadhido

50ka Kooxood ee ugu qiimaha badan sannadka 2020, guud ahaan ciyaaraha kala duwan ayaa lasoo saaray, waxaana tirada ugu badan ku yeeshay horyaalka kubadda cagta Maraykanka ee NFL, kuwaas oo soo afjaray sannado badan oo horyaalka kubadda kolayga Maraykanka ee NBA uu kaalmaha ugu horreeya kaga jiray liiska kooxaha ugu qanisan.

Naadiyada ka dhisan waddanka Maraykanka oo ah kuwa ugu lacagta badan dunida, gaar ahaan NFL, NBA, MLB iyo NHL ayaa mar kale masaakiin sabool ah ka dhigay kubadda cagta Yurub ee sida weyn dunida looga daawado, waxaana liiska kooxahan ay kubadda cagtu ku yeelatay tiro kooban oo waliba kaalmaha hore aan ku jirin.

27 ka mid ah 50ka kooxood ee dunida ugu qiimaha badan, uguna taajirsan, waxa iska yeeshay kooxaha NFL oo dhaqaalaha usoo xerooda uu aad u badan yahay, isla markaana sannad kasta uu sare usii kaco dakhligoodu.

Waxa kaalinta labaad ee kooxaha ugu badan ku yeeshay horyaalka NBA, laakiin saddexda kooxood ee Real Madrid, Barcelona iyo Manchester United ayaa tobanka kaalmood ee ugu sarreeya kasoo galay kubadda cagta.

Real Madrid oo ah naadiga ugu qiimaha badan, uguna qanisan kubadda cagta ayaa qiimihiisu yahay $4.2 bilyan, waxaanay kubadda cagtu guud ahaan liiska 50ka kooxood ee ugu qanisan, uguna qiimaha badan ku leedahay toddoba kooxood oo kaliya.

Real Madrid ayay soo raacaan kooxaha Barcelona, Manchester United, Manchester City, Bayern Munich, Chelsea iyo Arsenal.

Akhriso liiska kooxaha dunida ugu qiimaha badan, horyaalka ay ka ciyaaraan, qiimahoodu inta uu yahay iyo lacagtii lagu kala iibsaday markii ugu dambaysay:

1. Dallas Cowboys (NFL)

Qiimaha: $5.5 billion

Mulkiilaha: Jerry Jones

Sannadkii la iibsaday: 1989

Lacagtii lagu iibsaday: $150 million

2. New York Yankees (MLB)

Qiimaha: $5 billion

Mulkiilaha: Steinbrenner family

Sannadkii la iibsaday: 1973

Lacagtii lagu iibsaday: $8.8 million

3. New York Knicks (NBA)

Qiimaha: $4.6 billion

Mulkiilaha: Madison Square Garden Company

Sannadkii la iibsaday: 1997

Lacagtii lagu iibsaday: $300 million

4. Los Angeles Lakers (NBA)

Qiimaha: $4.4 billion

Mulkiilaha: Jerry Buss Family Trusts, Philip Anschutz

Sannadkii la iibsaday: 1979, 1998

Lacagtii lagu iibsaday: $20 million, $268 million

5. Golden State Warriors (NBA)

Qiimaha: $4.3 billion

Mulkiilaha: Joe Lacob, Peter Guber

Sannadkii la iibsaday: 2010

Lacagtii lagu iibsaday: $450 million

6. Real Madrid (Kubadda cagta)

Qiimaha: $4.24 billion

Mulkiilaha: Saamiileyaal

Sannadkii la iibsaday: Lama iibin sidii loo dhisay

7. New England Patriots (NFL)

Qiimaha: $4.1 billion

Mulkiilaha: Robert Kraft

Sannadkii la iibsaday: 1994

Lacagtii lagu iibsaday: $172 million

8. Barcelona (Kubadda cagta)

Qiimaha: $4.02 billion

Mulkiilaha: Saamiileyaal

Sannadkii la iibsaday: Lama iibin sidii loo dhisay

9. New York Giants (NFL)

Qiimaha: $3.9 billion

Mulkiilaha: John Mara, Steven Tisch

Sannadkii la iibsaday: 1925, 1991

Lacagtii lagu iibsaday: $500, $150 million

10. Manchester United (Kubadda cagta)

Qiimaha: $3.81 billion

Mulkiilaha: Glazer family

Sannadkii la iibsaday: 2005

Lacagtii lagu iibsaday: $1.4 billion

11. Los Angeles Rams (NFL)

Qiimaha: $3.8 billion

Mulkiilaha: E. Stanley Kroenke

Sannadkii la iibsaday: 2010

Lacagtii lagu iibsaday: $750 million

12. San Francisco 49ers (NFL)

Qiimaha: $3.5 billion

Mulkiilaha: Denise DeBartolo & John York

Sannadkii la iibsaday: 1977

Lacagtii lagu iibsaday: $13 million

13. Chicago Bears (NFL)

Qiimaha: $3.45 billion

Mulkiilaha: McCaskey family

Sannadkii la iibsaday: 1920

Lacagtii lagu iibsaday: $100

14 (tie). Los Angeles Dodgers (MLB)

Qiimaha: $3.4 billion

Mulkiilaha: Guggenheim Baseball Management

Sannadkii la iibsaday: 2012

Lacagtii lagu iibsaday: $2 billion

14 (tie). Washington Football Team (NFL)

Qiimaha: $3.4 billion

Mulkiilaha: Daniel Snyder

Sannadkii la iibsaday: 1999

Lacagtii lagu iibsaday: $750 million

16. Boston Red Sox (MLB)

Qiimaha: $3.3 billion

Mulkiilaha: John Henry, Thomas Werner

Sannadkii la iibsaday: 2002

Lacagtii lagu iibsaday: $380 million

17 (tie). Chicago Bulls (NBA)

Qiimaha: $3.2 billion

Mulkiilaha: Jerry Reinsdorf

Sannadkii la iibsaday: 1985

Lacagtii lagu iibsaday: $16.2 million

17 (tie). Chicago Cubs (MLB)

Qiimaha: $3.2 billion

Mulkiilaha: Ricketts family

Sannadkii la iibsaday: 2009

Lacagtii lagu iibsaday: $700 million

17 (tie). New York Jets (NFL)

Qiimaha: $3.2 billion

Mulkiilaha: Johnson family

Sannadkii la iibsaday: 2000

Lacagtii lagu iibsaday: $635 million

20 (tie). Boston Celtics (NBA)

Qiimaha: $3.1 billion

Mulkiilaha: Wycliffe & Irving Grousbeck, Robert Epstein, Stephen Pagliuca

Sannadkii la iibsaday: 2002

Lacagtii lagu iibsaday: $360 million

20 (tie). Houston Texans (NFL)

Qiimaha: $3.1 billion

Mulkiilaha: Janice McNair

Sannadkii la iibsaday: 1999

Lacagtii lagu iibsaday: $600 million

20 (tie). San Francisco Giants (MLB)

Qiimaha: $3.1 billion

Mulkiilaha: Charles Johnson

Sannadkii la iibsaday: 1993

Lacagtii lagu iibsaday: $100 million

23. Philadelphia Eagles (NFL)

Qiimaha: $3.05 billion

Mulkiilaha: Jeffrey Lurie

Sannadkii la iibsaday: 1994

Lacagtii lagu iibsaday: $185 million

24. Bayern Munich (Kubadda cagta)

Qiimaha: $3.02 billion

Mulkiilaha: Saamiileyaal

Sannadkii la iibsaday: Lama iibin sidii loo dhisay

25. Denver Broncos (NFL)

Qiimaha: $3 billion

Mulkiilaha: Pat Bowlen Trust

Sannadkii la iibsaday: 1984

Lacagtii lagu iibsaday: $78 million

26. Oakland Raiders (NFL)

Qiimaha: $2.9 billion

Mulkiilaha: Mark Davis

Sannadkii la iibsaday: 1966

Lacagtii lagu iibsaday: $180,000

27. Green Bay Packers (NFL)

Qiimaha: $2.85 billion

Mulkiilaha: shareholder-owned

Sannadkii la iibsaday: 1921

Lacagtii lagu iibsaday: $100

28. Pittsburgh Steelers (NFL)

Qiimaha: $2.8 billion

Mulkiilaha: Daniel Rooney Trust, Arthur Rooney II

Sannadkii la iibsaday: 1933

Lacagtii lagu iibsaday: $2,500

29. Seattle Seahawks (NFL)

Qiimaha: $2.78 billion

Mulkiilaha: Paul G. Allen Trust

Sannadkii la iibsaday: 1997

Lacagtii lagu iibsaday: $194 million

30. Miami Dolphins (NFL)

Qiimaha: $2.76 billion

Mulkiilaha: Stephen Ross

Sannadkii la iibsaday: 2008

Lacagtii lagu iibsaday: $1.1 billion

31. Atlanta Falcons (NFL)

Qiimaha: $2.755 billion

Mulkiilaha: Arthur Blank

Sannadkii la iibsaday: 2002

Lacagtii lagu iibsaday: $545 million

32. Baltimore Ravens (NFL)

Qiimaha: $2.75 billion

Mulkiilaha: Stephen Bisciotti

Sannadkii la iibsaday: 2004

Lacagtii lagu iibsaday: $600 million

33. Minnesota Vikings (NFL)

Qiimaha: $2.7 billion

Mulkiilaha: Zygmunt Wilf

Sannadkii la iibsaday: 2005

Lacagtii lagu iibsaday: $600 million

34. Manchester City (Kubadda cagta)

Qiimaha: $2.69 billion

Mulkiilaha: Sheikh Mansour bin Zayed Al Nahyan

Sannadkii la iibsaday: 2008

Lacagtii lagu iibsaday: $385 million

35. Indianapolis Colts (NFL)

Qiimaha: $2.65 billion

Mulkiilaha: James Irsay

Sannadkii la iibsaday: 1972

Lacagtii lagu iibsaday: $14 million

36. Los Angeles Clippers (NBA)

Qiimaha: $2.6 billion

Mulkiilaha: Steve Ballmer

Sannadkii la iibsaday: 2014

Lacagtii lagu iibsaday: $2 billion

37. Chelsea (Kubadda cagta)

Qiimaha: $2.58 billion

Mulkiilaha: Roman Abramovich

Sannadkii la iibsaday: 2003

Lacagtii lagu iibsaday: $233 million

38 (tie). Brooklyn Nets (NBA)

Qiimaha: $2.5 billion

Mulkiilaha: Joseph Tsai

Sannadkii la iibsaday: 2019

Lacagtii lagu iibsaday: $3.3 billion

38 (tie). Los Angeles Chargers (NFL)

Qiimaha: $2.5 billion

Mulkiilaha: Dean A. Spanos

Sannadkii la iibsaday: 1984

Lacagtii lagu iibsaday: $72 million

40. Houston Rockets (NBA)

Qiimaha: $2.48 billion

Mulkiilaha: Tilman Fertitta

Sannadkii la iibsaday: 2017

Lacagtii lagu iibsaday: $2.2 billion

41 (tie). Carolina Panthers (NFL)

Qiimaha: $2.4 billion

Mulkiilaha: David Tepper

Sannadkii la iibsaday: 2018

Lacagtii lagu iibsaday: $2.28 billion

41 (tie). Dallas Mavericks (NBA)

Qiimaha: $2.4 billion

Mulkiilaha: Mark Cuban

Sannadkii la iibsaday: 2000

Lacagtii lagu iibsaday: $280 million

41 (tie). New York Mets (MLB)

Qiimaha: $2.4 billion

Mulkiilaha: Fred & Jeff Wilpon, Saul Katz

Sannadkii la iibsaday: 2002

Lacagtii lagu iibsaday: $391 million

44. Jacksonville Jaguars (NFL)

Qiimaha: $2.33 billion

Mulkiilaha: Shahid Khan

Sannadkii la iibsaday: 2011

Lacagtii lagu iibsaday: $770 million

45. Kansas City Chiefs (NFL)

Qiimaha: $2.3 billion

Mulkiilaha: Lamar Hunt Family

Sannadkii la iibsaday: 1960

Lacagtii lagu iibsaday: $25,000

46. New Orleans Saints (NFL)

Qiimaha: $2.28 billion

Mulkiilaha: Gayle Benson

Sannadkii la iibsaday: 1985

Lacagtii lagu iibsaday: $70.2 million

47. Arsenal (Kubadda cagta)

Qiimaha: $2.27 billion

Mulkiilaha: E. Stanley Kroenke

Sannadkii la iibsaday: 2011

Lacagtii lagu iibsaday: $1.1 billion

48. Arizona Cardinals (NFL)

Qiimaha: $2.25 billion

Mulkiilaha: William Bidwill

Sannadkii la iibsaday: 1932

Lacagtii lagu iibsaday: $50,000

49 (tie). St Louis Cardinals (MLB)

Qiimaha: $2.2 billion

Mulkiilaha: William DeWitt Jr.

Sannadkii la iibsaday: 1996

Lacagtii lagu iibsaday: $150 million

49 (tie). Tampa Bay Buccaneers (NFL)

Qiimaha: $2.2 billion

Mulkiilaha: Glazer family

Sannadkii la iibsaday: 1995

Lacagtii lagu iibsaday: $192 million

App-ka Gool24.net waxaad ka degsan kartaa google play store, wararka degdeg ah waxay kuugu soo dhacayaan mobile-kaaga RIIX HALKAAN SI AAD U DEGSATO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.